WAXAAA MAANTA MAAMULKA MAGALADA JIGJIGA KA DHACAY DHANDHIGA CALAMIGA EE BUGAAGTA WAXAA KASO QAYB GALAY MARTI SHARAF AAD U BADAN KUWAASO DHAMAANTOD U YIMIDAY BANDHIGA CALAMIGA EE BUGAGTA JIGJIGA
MARTI SHARAFTA MEELAHA FOG FOG UGA YIMIDAY BANDHIGA AYAA WAXAA KA MIDA WARIYAHA CAANKA EE ABDISALAN HERERI IYO PROF AXMED SAMATAR ISMAIL
MARTI SHARAFTA AYAA WAXA UGU HOREYAY MADAXWEYNAHA DAWLAD DEEGANKA SOMALIDA MUDANE MUSTAFE MAHAMUD OMAR IYO MASULIYINTA DEGAAN XILIBANO IYO MADAX XAFISEDYO IYO SHACAB AAD U TIRA BADAN
WAXAA KALE OO INTA SII DHEERA AQOON YAHANADA DEGAANKA IYO KUWA KA KALA YIMIDAY DEGAANADA SOMALIDU DAGTO
MAGALADA QABRI BAYAX
WAXAA NAGA GO AN INAAN YAGLEELNO QABRI BAYAX BILIC LEH WAXAA SIDA YIDHI DUQA MAAMULKA MAGAALADA QABRI BAYAX
OLOLE LAGU NADIIFINAYO MAAMULKA MAGALADA QABRI BAYAX AYAA WAXAA KASO QAYB GALAY BULSHADA QAYBEHEDA KALA DUWAN SIDA MAAMULKA SHACABKA DHALINYADA MAGALADA
MASULIYIINTA MAGALADA AYAA SHEEGAY IN AY JOOGTAYNAYAAN NADIIFINTA MAGALADA QABRI BAYAX
MAGALADA JIGJIGA
MAAMULKA MAGALADA JIGJIGA AYAA WAXA LAGU XUSAY MAALINTA OOF WAREENKA ADUUNKA
XUSKAN OO SANAD WALPA LA XUSO 12 NOVEMBAR AYAA CALAMKA LAGA XUSAY MARKI 12AAD HALKA ETHIOPIA LAGA XUSAY MARKI 9AAD
0 Comments