DALKA UKREIN
CIIDAMADA UKREIN AYAA KU ANDACOONAYA INAY QABSADEEN MAGALO LAGU MAGACABO SEFO RIFK OO KU TAALA KONFURTA DALKA
OO KA TIRSAN GOBALKA KONFUREED EE MEKOLEF
WAXA INTAASI DHEER IN AY CIDAMA UKREIN TAXADARKA MUUJINAYSO CIIDAMA RUUSHKA EE MAGALAADA KHERAZON DIB U GURASHADA KA SAMAYNAYAA
DAGAALKA SOCDA 9 BILOOD AYAA RUUSHKU U KU HAYAY GACANTA MAGALADASI UU HADA DIB U GURASHADA KA SAMEYAY ISAGA OO DIB U GURASHADA UU SAMEYAY KU TILMAAMAY INAY AHYD IN CIDANKA DIB HABAYN LAGU SAMAYNAAYO
SARGAALKA UGU SAREYA CIIDAMADA MARAYKANKA AYAA SHEEGAY IN RUUSHKA IYO UKREIN AY MIDBA 100KUN OO ASKARI KAGA DHINTEEN DAGAALKAS SOCDA SAGALKA BILOOD DHAWACUNA UU GADHAYO ILAA 40KUN OO ASKARI
MADAXWEYNAHA DALKA TURKIGA AYAA SHEEGAY ISAGUNA INUU SOO DHAWAYNAYO DIB U GURASHADA RUUSHKU SAMEYAY TASI UU KALA HADLI DOONA MARKA AY KULMAAN DHIGIISA
MADAXWEYNAHA TURKIGA AYAA U QABILSAN URURKA NETO U QABILSANA DIB U HESHISINTA WADAMADA
WADANKA NEGERIA
WADANKA NEGERIA WAXAA LAGA SOO SHEGAYA INAY DABLAY HUBAYSAN AY AFDUUB U GAYSANAYAAN SHACABKA KU DHAQAN GOBOLADA WADANKA NEGERIA IYADA OO NEGERIA AY ISKU DIYARINAYSO DOORASHO DAD GAADHAY 100 QOF AYAA LAGU SOO WARAMAYA IN LA AFDUUBTAY HALKA AY DADKA WAYDIISANAYAN MADAX FURASHO LACAG U BADAN
WADANKA PAKISTAN
RAYSALWASARIHI HORE EE DALKA PAKISTAN IMRAN KHAN OO AFGAMBI LAGAGA QAADAY XILKA RAYSALWASARE AYAA DULAN LAGU QAADAY ISAGO DABLAY HUBAYSAN AY LUGTA KA DHAWACEN IYAGO SHACABKA TAGERASHIISA AH IYO XISBIGISUBA AY MUDAHARADO KA WADAAN WADOOYINKA IYAGO KU WAJAHAN CASIMADA KANA DALBANA XUKUMADU INAY IS CASISHO DALKANA LA GALO DOORASHO CUSUB
0 Comments