BARCELONA OO MARKALE LUMINAYSA CIYAARTOY MUHIIMA


 BARCELONA WAXAY LUMINAYSA MARKALE CIYAARTOY RUG CAAADA AAN DABALKIISA MAR DHOW AAN LA HELI DOONIN  TAYIRKA ISKU ARKEY INUU YAHAY MADAXWEYNAHA BARCELONA EE MUSTAQBALKA DHOW EE GERARD PIQUE  WUXU ISKA SIIBI DOONA GARAMADA IYO KABAHA KOOXDA BARCELONA  CIMRIGIISA OODHAN WUXU SIYAY BARCELONA WUXU KUSO BIIRAY ISAGA OO YAR  WAXAANA LAGU ABABIYAY   MAGACA KOOXDA IYO MAGACA MAGALADA  MAR XIDIG AYUU AHAA ISAGA OO BAD BADIN JIRAY KUBADA GOOL LOO FILANKARAY







MARNA QAREEN AYUU U AHAA KOOXDA ISAGA OO DHANKA SAXAFADA KU DIFAACI JIRAY MAGACA SUMADA KOOXDAN WEYN EE BARCELONA   WUXU GUULO TARIIKHI AH LA GAADHAY WADANKI SPEIN IYO KOOXDIISA BARCELONA ISAGA MAQASTIISA GAAR KA AH KU GOOSTAY SHABAGYADA GAROOMADA UU FINALKA KU CIYARAYO SI UU UGA DHIGTO XASUUS

HADA WUXU DIYAAR U YAHAY INUU MACASALAMEYO KOOXDI UU KU NOQDAY WAX WALPA OO U YAHAY MAANTA


HALKAN WAXAAN KUGU SOO GUDBIN DOONA SHAN SAPAPOD OO UU UGA TAGAY BARCELONA GERARD PIQUE IYADO OO U WALI XILI CIYAARIDKU DHAMAAN




1)   KHILAAFKA KA DHAXEYA CIYAARTOYDA KOOXDIISA KUWII HORE IYO KUWA HADABA KHILAAFKAS OO UGU MUHIMSANA KAN KALA DHAXEYA ISGA IYO MACALINKIISA HADA XAVI HERNENDES KROOS   GERARD PIQUE MUU AHAYN MID LAGA JECELYAHAY DHAQANKIISA QOLKA LABISKA 

WUXUNA AHAA MID TAAJIR AH KASI OO RABAY INU FIKIRKIISA KA GADO MADAXDA SARE EE KOOXDA BARCELONA TASI OO LOGA SHIKISANYAHY INUU AHA SAPAPAHA LOOGA SAARAY MACALIMIN BADAN OO SO MARAY BARCELONA

WALIGIIBA SAMEYN BALADHAN AYU KU LAHAA QOLKA DHAR BADALASHADA KOOXDA IYO GABIGEEDBA SIDO KALE WUXU AHAA MID FADHIYO SARE LA YEESHO MADAXDA SARE EE BARCELONA

WAXANA LAGA XUSI KARAA PEP GARDIOLA IYO ELNESTO VALVERDE

KUWASI YEELKOODE KA WARAN HADII AAN KU IDHA INU MESSI OO ILMAYNAYA KA TAGO BARCELONA WAXAA KA DANBEYAY GERARD PIQUE SAPAPTA AYAANA AH IN HADI UU MISHAARKIISA DHIMO PIQUE UU SII JOGIKARAY MESSI LAKIN UU TAASI DIIDAY PIQUE SASINA UU KA DOORBIDAY INUU MESSI TAGO INTI UU DHIMI LAHA MISHAARKIISA 

ISLA MARKI UU MESSI KU BIIRAY PSG GERARD PIQUE WUXU DHIMAY MISHAARKIISI TAASI OO CADAYN U NOQONKARTA HADALKAASI HORE

TASI OO UU MESSI IYO PIQUE COLAAD KA DHEX DHALISAY SIDO KALE MACALINKA XAVI AYAA MARKI UU OGADAY IN PIQUE KA DANBEYAY ARINKAASI AAD UGA XANAQAY WAXAA HALKASI KA BILAABMAY KHILAAFKA PIQUE IYO HAVI TASO OO SABABTAY IN KHILAAFKU GAADHO MADAXDA SARE EE KOOXDA BARCELONA




INTAASI KA DIB XAVI WUXU CADEYAY INAANU BOOS U HAYN PIQUE INTA KA DHIMAN XILI CIYAREEDKAN TASI OO SAPAPTAY IN PIQUE UU KA DOORTO INUU KA FADHIISTO CIYARAAHA


2)   PIQUE AYA CAQABADO DHEXDA KAGA JIRA KADIB MARKI AY KALA TAGEEN XAASKISI SHAKIRA TAASI OO SAMAYN KU YEELATAY SHAKIRA AYAA MASHRUUCEDA CUSUB KU XAYAYSIIN DOONTA GARAMADA BARCELONA XAGEEEDA HORE IYADA OO LAGU QORI DOONO S SHAKIRA TASI OO LO SAPAPAYNAYO PIQUE INAANU RABIN INUU XIDHO XAYAYSISKA XAASKIISI HORE








3)   PIQUE AYAA KA AH DALKA SPEIN DHAN CIYAARTOY DHANKA KALENA AH MILYANEER PIQUE WUXU KA QAYB QAATAY SUPER COPA SPEIN IN LAGU CIYARO SUCUDIGA ISAGA OO INTA KOPKASI SOCDO FA IIDI DOONA LACAGO AAD U BADAN TASI DARTEEDNA U ISKAGA FADHIISTAY MADAMA SHAQADIISA KALE QAYBO U BADAN DOONTO UUNA SI WAYNANAYO







4)   PIQUE AYAA AH MID AAN BADANA DHAWACMIN SAPAPTA AYAANA AH IN PIQUE UUNA SI AWOODLE UGU DAGALAMIN KUBADA BALSE U CAQLIGIISA ADEEGSADO PIQEU AYAANA AH MID AAN JIDHKIISA DHISAN TASI OO U KEENTAY MURQO XANUN BADAN TASO OO SO DADISAY KA FADHISANKA KUBADA CAGTA





5)      PIQUE AYAA ILA YARANTIISI ISKU ARKA MADAXWEYNAHA MUSTAQBALKA BARCELONA KASI OO KA FIKIRAY HADI UU KURSIGA KAYDKA KUSI JIRO AY NICIKARAAN TAGERAYASHA KOOXDA BARCELONA WAXAANA SUURO GALKA DHIGIKARTA INU MADAXWEYNAHA MUSTAQBALKA BARCELONA NOQDO  AD ADAYGA UU KU AD ADAGYAHY U DOODIDA GOONI U GOOSADKA GOBALKA CATALINIA


  ADIGA SI BAL FIKIRKAGA KU AADAN KA DHIIBO FARISANKA PIQUE IYO KHALADKA ZHPKI MESSI U KU SAMEYAY


Post a Comment

0 Comments