MADAXWEYNAHA DDS MUSTAFE MAXAMUD OMAR AYAA CASHO SHARAF U SAMEYAY DADKI KASO QAYB GALAY BANDHIGA BUGAGTA EE JIGJIGA

 


WAXAA SADEX MAALIN OO XIDHIDHA KA SOCDAY DAWLAD DEEGANKA SOMALIDA BANDHIGA CALAMIGA AH EE BUGAAGTA JIGJIGA TASI OO AY KASO QAYB GALEEN DAD AAD U TIRO BADAN OO ISUGU JIRA DADKA DEGAANKA SOMALIDA KU NOOL IYO DADYOW FARA.BADAN OO MESHA LAGU CASUUMAY KANA YIMID MEELO AAD U FOG BANDHIGA AYAA DHAMAADAY KA DIB MARKU SOCDAY SADEX MAALIN OO XIDHIDHA 



MADAXWEYNAHA DAWLAD DEGAANKA SOMALIDA MUDANE MUSTAFE MAXAMUD OMAR AYAA CASHO SHARAF U SAMEYAY DADKI KASO QAYB GALAYASHA AAHA EE ISKUGU JIRAY RAG IYO DUMAR DADKANI AYAA LAGU CASUMAY MADAXTOYADA DEGAANKA SOMALIDA 








MADAXWEYNE KU XIGEENKA XISBIGA BARWAQO



WAFTI UU HOGAMINAYO MADAXWEYNE KU XIGEEN XISBIGA BARWAAQO AADAN FARAX AYAA GAADHAY MAGALADA BONGA OO AY KA DAAHFURAYEEN BARNAAMIJKA DHAXAL GALKA HORUMARKA







MADAXWEYNE KU XIGEENKA IYO WAFTI U HOGAMINAYAY AYAA GADHAY MAGALADA BONGA EE DEGAANKA KONFUR GALBEED KA ETHIOPIA SI AY U DAAHFURAAN BARNAAMIJKA DHAXALGALKA AH

WAXAANA HALKASI KUSO DHAWEYAY MADAXWEYNAHA KOONFUR GALBEEDKA ETHIOPIA 

DR. ENG  NEGESH  WEGASHON IYO MASULIYIIN KALE OO KA TIRSAN DEEGAANKA




MALINTA BERITO AYAA LA DAAHFUR DOONA BARNAAMIJKA DHAXAL GALKA AH EE DEGAANKA KOONFUR GALBEEDKA ETHIOPIA 


WAFTIGA AYAA BOOQDAY URURADA KU HAWLAN DHAQASHADA DIGAAGA IYO DHAQASHADA SHINIDA







HAYADA LAANQAYRTA CAS EE DALKA ETHIOPIA QAYBTEDA DDS






HAYADA LAAN.QAYRTA CAS EE DALKA ETHIOPIA QAYBTEEDA DAWLAD DEGAANKA SOMALIDA AYAA  GADIIDKA GURMADKA LOO YAQANO EE AMBULANCE KU WAREJISAY  XARUNTA CAFIMAADKA EE MAAMULKA MAGALADA DHAGAXBUUR


WAREJINTA  DEEQDAN GADIIDKA GURMAD DEGDEGA AYAA WAXA KALA WAREEGAY HAYADA LAANQAYRTA CAS OO GOOB JOOGA AHAA 

MASULIYIINTA MAAMUL MAGALADA DHAGAXBUUR IYO MASULIYINTA XARUNTA CAFIMAADKA

GADIIDKAN AYAA KA MID NOQON DOONO KUWA KA SHAQEYA XARUNTA MAGALADASI WAXAANA U KA MID NOQON DOONA KUWA HALKASI WAXAANA AY DABOOLI DOONTA BAAHIDA GADID EE KA JIRTA XARUNTA CAFIMAADKA EE MAAMULKA MAGALADA DHAGAX BUUR

Post a Comment

0 Comments