DHACDOYINKA CALAMKA IYO CAAWA

 DHACDOOYINKA WAXAA KA MIDA

    

                    WADANKA UKREIN


MADAXWEYNAHA DALKA UKREIN SALENIJK AYAA KU BUUQAYAA INUU RUUSHKU DIYARINAYO DULAN DHAN WALPA OO UU KA GAYSTAY MAGALADA KIEF

IYO MAGALOOYIN BADAN OO KAMIDA DALKAASI UKREIN TANI WAXAY KUSO AADAY IYADO  GOBIHI LAGA SOO SARI JIRAY BIYAHA IYO  KORONTADA DHULKA LALA SIMAY MARAYKANKU WUXU SHEGAY IINU HUBIN KU SAMEYN DOONO  HUBKI UU UGU DEEQAY UKREIN





INGIRISKU WUXU UGA DIGAY WADANKA RUUSHKA INU U ADEEGSADO HUBKA NUGLIYEER




                     MAGALADAA NAIROBI


MAGALADA NAIROBI WAXA KA FURMAY SHIR U DHEXEYA FALAGADA TPLF IYO ETHIOPIA


OO LA DONAYO IN HUBKA DHIGIS LAGU SAMEYO FALAGADA TPLF





                   DALKA TALYAANIGA


DAWLADA TALYANIGA IYO MADAXDEDA AYAA MAXKAMAD LALA TIIG SANAYAA MADAMA AY SI XUN

ULA DHAQANTAY DAD MAGAN GALYO DOONO OO AHAA TAHRIIBAYAAL




                     WADANKA SHINAHA


WADANKA SHINAHA AYAA ISAGUNA HADA BILAABAY INU BADA GUDAHEEDA KASO SAARO SHIDAAL WADANKA AYAA AH MID AAD U HOR MARSAN MELO BADAN 





     KALA SOCO AKRAMNEWS5 DHACDOYINKA DUNIDA

         HABEEN WALPA


Post a Comment

0 Comments