WAXAA MUDO AAD U BADAN LA CIYARAYAY KOBAB DEGMOYIN KUWAAS OO DEGMO WALPA AY LASO CIYAARTA 11 DEGMO OO KALA TIRSAN GOBALKA AY KASO JEEDO DEGMOYINKA AYAA KUSO GULAYSTAY KOBABKI UGU DANBEYAY XAGA AY DEGMOYINKA QAARNA AY KU GULAYSATAY KOOB WAKHTI HOREE LAKIN AANAY JIRIN DEGMO KASO JEEDA GOBALKED oo KAGA DABA GUULAYSATAY KOOPKA
KOOPKA KA SOCDA DEGAANKA SOMALIDA EE MAGALADA JIGJIGA AYAA AH KOOP XUL AH SIDA AAD DHAMAANTEEN U FAHMI KARNO MADAMA UU AAD UUGU ADAG YAHAY KOBASHI DEGMOYINKAN AY HORAY USO CIYAREEN
HADABA KOOBKAN AYAA AAD UGU CULUS CIYAARTOYADA DEEGANKA EE MATALAYA DEGMOYINKA
HADABA SI AAN ISKULA FAHANO AAN DIB U YARA NOQONO
DEGMOYINKA AYAY DEGMO WALPA MATALAYSA GOBAL WAXAY DHAMAAN KASO CIYAREEN TARTANA GOBOLADOODA DEGMOYINKAN AYAAN ODHAN KARNAA INAY XUL YIHIIN KUNA GULAYSTEEN KALIN AY ADAG TAHAY INAAD MATASHO DEGMADADA WAXAANAY DEGMO WALPA U TAHAY MAGAC IYO MAAMUS
KOOBKAN AYAA TII KU GULAYSATA AY GAADHAYSAA GUUL TARIIKHI AH TASI OO AY KU FAANI DONAN DHAMAAN CIYAARTOYDA IYO DEGMADA IYO MAAMULKA DHAMAAN LAKIN WAA AAD U ADAG INAAD KU GULAYSATO MARKA HORE KOOBKA
WAXAA KALA BARANDOONA SI AAN ISKULA FAHANO DEGMO WALPA GOBALKA AY MATALAYSO DEGMOYINKA AYAA KA KOOBAN 11 DEGMO
GOBALKA FAAFAN WAXAA MATALAYSA DEGMADA AWBARE
GOBALKA DAAWA WAXA MATALAYSA DEGMADA MOYALE
GOBALKA DOOLO WAXA MATALAYSA DEGMADA WARDHEER
GOBALKA LIBAN WAXA MATALAYZA DEGMADA DOLO ADO
GOBALKA ERER WAXA MATALAYSA DEGMADA LAGAHIDO
GOBALKA AFDHEER WAXA MATALAYSA DEGMADA RAASO
GOBALKA QORAXEY WAXA MATALAYSA DEGMADA QABRI DAHAR
GOBALKA SITI WAXAA MATALAYSA DEGMADA AY SHACA
GOBALKA NOGOB WAXA MATALAYSA DEGMADA DHUXUN
GOBALKA SHABELE WAXA MATAALAYSA DEGMADA GODAY
GOBALKA JARAR WAXA MATALAYSA DEGMADA DHAGAXBUUR
WAXAAN FILAYA INAAAN HADA ISLA FAHANEY CIYARAHA MESHASI KA SOCDA WAXAA LA XUSI DOONA DEGMADA GOBALKEDA U QAADA TASO SHARAF IYO MAAMUS YELAN DOONTA
0 Comments