GUDOONKA LABADA AQAL EE JAMURIYADA FEDERALKA SOMALIYA IYO XILIBANADA JFS IYO MARTI SHARAFTA KALE WAXAAN IDINKU SALAMAYA SALAANTA ISLAAMKA ASCWRWB
ISLA MARKI AAN LA WAREEGAY XILKA MADAXWEYNIMO WAXAA LA KOWSADAY LABO DHIBAATO OO MARKAASI HAYSTAY SHACABKA SOMALIYAAD ABARO BA AN OO SAMEYAY IN KA BADAN 7 MILYAN OO QOF IYO KHAWARIJTA OO CULAYSKOODU SII SA IDAYAY WAXAANAN SAMAYAY QORSHE AAN U ARKAYAY MARKAASI XAL U TAHAY GOGOL XADHKA UMADA IYO TALABOYIN LAGA MARMAN U AH DHIBATOOYINKA HAYSTA SHACABKA SOMALIYEED MADAMA XALKA DHIBATADA UU AHA SOMALI HESHIIS AH
ANAGO KA DULAYNA QORSHAHA XUKUMADA EE BAXADA LEH SIDA KU CAD BARNAAMIJKA DAWLADEENA WAXAYNA XOOGA ISUGU GAYNAYSA HIIGSIGA SOO SOCDA
SOMALIYA SHARCIGU SAREEYO
SOMAALIYA HEESHIIS AH
SOMAALIYA DUNIDA HESHIIS LA AH
SOMAALIYA ISKU FILAN
SOMAALIYA CAGAARAN
DHISIDA HAYADO TAYO LEH OO BIXINKARA ADEEG HUFAN
MUDANAYAAL IYO MARWOOYIN
WAXAAN BOGAADINAYA HAWLAHA USO QABTA BARLAMAANKA KALFADHIGI HORE OO AY UGU HORAYSO GUDOONKA DORASHADA MADAXWEYNAHA IYO KALSOONI SIINTA RAYSALWASARAHA IYO XUKUMADA SIDO KALE INAAD DHISTEEN BARLAMAAN IDINKU MAATALA BARLAMAANKA CALAMKA
SIDO KALE WAXAAN BOGAADINAYA GOLASHAN OO U GUNTAADAY GARAB ISTAAGA CIIDAMADA QALABKA SIDA IYO SHACABKA SOMALIYEED EE U GUNTAADAY INAY ISKA XOREYAAN KHAWARIJTA
WAXAD SHACABKA SOMALIYEED HORMUUD UGA NOQOTEEN MACNAHA DHABTA EE MATAALADA SHACABKA
0 Comments