MADAXWEYNAHA JAMURIYADA FEDERALKA SOMALIYA HASSEN SHEIKH MAXAMUD AYAA DIB HABAYN KU SAMEYAY GOLAHA DHAQALAHA EE QARANKA
GOLAHA DHAQALAHA OO U GUDOMIYE KA AHA MADAXWEYNAHA JAMURIYADA FEDERALKA SOMALIYA IYO RAYSALWASARUHUNA KA YAHAY GUDOMIYE KU XIGEEN AYAA KA KOOBNA SADEX HEER ISAGA OO HADA LAGA DHIGAY LABO HEER OO KALIYA
1__HEERKA JAANGOYNTA SIYADADA IYO GO.AMADA DHAQALE EE MASIRIGA EE AAN WAXBA LAGA BADALI KARIN WAXA XUBNO KA AH
MADAXWEYNAHA JAMURIYADA FEDERALKA SOMALIYA RAYSALWASARAHA IYO GUDI HOSADKA DHAQALAHA EE GOLAHA WASIIRADA GUDOMIYAHA BANGIGA DHEXE IYO MADAXDA DAWLADA XUBNAHA KA AH DAWLADA FEDERALKA MARKA LOO BAHDO GO AN KA GAADHISTA QODOBO SAMAYNAYAA
2____HEERKA LA TALINTA IYO XOG HAYNTA OO KA KOOBNA 9 XUBNOOD OO LA TALIYAYAAL IYO XOGHAYN AH OO LAGU SOO XULAY AQOONTODA IYO KHIBRADOODA AYAA HOOS IMANAYA XAFIISKA MADAXEEYNAHA
HEERKA LA TALINTA IYO XOGHAYNTA WAXA AGASIME GUUD U AH LA TALIYAHA SARE EE DHAQALAHA MADAXWEYNAHA KASO MAZULKA AH ISKU DUWIDA MAMULKA HEERKA GOLAHA
MADAXWEYNAHA JUMIRIYADA FEDERALKA SOMALIYA MUDANE HASSEN SHEIKH MAXAMUD AYA SIDO KALE XEERKA MADAXWEYNAHA LR 62 KU KALA DARAY XUBNAHA GOLAHA HORE EE DHAQALAHA QARANKA OO ISGU JIRAY 5 XUBNOOD OO SOMALI AH IYO 4 XUBNOOD OO AAN SOMALI AHAYN
WAXA UU MADAXWEYNUHU U MAGACABAY MUDANAYSHA IYO MARWOYINKA HOOS MAGACOODU KU XUSAN YAHAY XUBNAHA GOLAHA DHAQALAHA QARAN IYO HEER LA TALINTA XOGHAYNTA
1---HASSEN AADAN HOSOW OO AH LA TALIYAHA SARE E MADAXWEYNAHA AHNA AGASIMAHA GUUD
2-----C/LAAHI CALI CABDI XUBIN
3----KAMALUDIIN AHMED SHEIKH XUBIN
4----ADAAN XUSEEN ROOPLE XUBIN
5-----,NIMCO MAXAMED SAKAL XUBIN
6___MALUKA DHEERE SHEIKH C/QADIR XUBIN
7____MAHAD MAXAMED SHEIKH HASSEN XUBIN
8____MAXAMED CUSMAAN MAXAMUD XUBIN
9___C/SALAN C/RAXMAN MAXAMED XUBIN
MADAXWEYNAHA HASSEN SHEIKH MAXAMUD AYAA KULA DARDAARMAY GOLAHA DHAQALAHA QARAN AYU KULA DARDARMAY SARE U QADIDA DHAQALAHA DALKA IYO SARE U QADIIDA NOLOSHA MUWADIININTA SOMALIYEED
0 Comments