MAAMULKA MAGALADA DHAGAXBUUR
AYAA KULAN DARDARAN AH LA YEESHAY DHALINYARADA KUBADA LOO QABANAYO SI AY U ILAALIYAN NABADGALYADA
UJEEEDKA KULANKAN AYAA AHAA DARDARAAN IYO DHIRIGALIN LOO SAMAYNAYO DHALINYARADA KOOPKA LO QABANAYO EE XAFADAHA DHAGAX BUUR
HOOLKA KULAMADA KULA HADLAY DUQA MAAMULKA MAGALADA DHAGAX BUUR
ISAGO XOOG UGULA DARDAARMAY INAY XOOJIYAAN CIYARISTA KUBADA CAGTA
HALKA QAARKA MIDA MASULIYIINTA HAYADAHA NABADGALYADA KU SUGNAYEEN DHANKOODA
KALA HADLEEN INAY XOJIYAAN ANSHAXA IYO NABADGALYADA
DEGMADA BIRQOOD
MAAMULKA DEGMASA BIRQOD AYAA SO KORMEERAY BEERAHA AY QOTEEN SHACABKA DEGMADA BIRQOD
EE AY KA FA IIDAYSTEEN XILI ROBAD KAAN
KORMEERKAN AYAY UJEEDKIISU AHAYD DHIRIGALIN IYO WACYIGALIN AY U MUJINAYEEN BULSHADA IYADO LAGA DHABANAYO QORSHAHA DALAG IYO DARYEEL
OO AY XUKUMADU UGU TALA GASHAY IN LAGAGA BAXO SIXIR BARARKA BALADHAN EE SAMEYAY SHACABKA KU DHAQAN DEGAANKA
DHANKA KALE MAZULIYINTA DEGMADA BIRQOD AYAA SHEEGAY IN AY RAJO WANAAGZAN KA QABAAN WAX SOO SAARKA
ISLA MARKAANA AY SII WADAAN KA FA IIDAYSIGA TABACA BEERAHA
DEGMADA TULLI GULEED
MASULIYIINTA MAAMULKA GOBALKA FAAFAN AYAA SOO KORMEERAY XARUMAHA ADEEG BIXINTA EE DEGMADA TULLI GULEED
KORMEERKA MAZULIYIINTA OO UU HOGAMINAYO GUDOMIYE KU XIGEENKA GOBALKA FAAFAN MUDANE C/LAAHI AHMED OO AY WEHELINAYA MASULIYIINTA SARE EE XISBIGA BARWAAQO
KORMEERKA AYAA AHAA EEGISTA ADEEG BIXINTA XARUMAHA IYO QANACSANANTA SHACABKA USO ADEEG DOONTA ISLA XARUMAHA DEGMADA TULLI GULEED
IYO HALKA UU MARAYO QORSHAHA DALAG IYO DARYEEL EE BARNAAMIJKA XUKUMADU WADA QADATAY EE SANADKAN 2014
KORMEERKA AYAA U KUUR GALAY XARUMAHA ADEEG BIXINTA SIDA XARUMAHA CAFIMAADKA IYO BIYAHA WAXBARASHADA SIDO KALE WAXAY XOG WARAYSI LA YESHEEN SHACABKA DEGMADAS OO AY KA WARAYSTEEN ADEEG LA SIIYO DHAN KALE GUDOMIYE KU XIGEEN GOBALKA FAFAN MUDANE C/FATAH AHMED IN KORMEERKAN LAGU SOO SAMAYN DOONO DHAMAN DEGMOYINKA GOBALKA
0 Comments