DALKA MARAYKANKA AYAY KA SOCOTA DORASHADA XILIBANADA WAXA SOO BAXAYSA INU XISBIGA JAMURIGA MELAHA QAAR U GUUL KASO HOYAY MELAHA QAARNA UU KU KHASARAY
TAGEERAYAAL UU DABA KA RIIXAYAY MADAXWEYNIHI HORE EE DALKA MARAYKANKA WAXA KALE OO DADKA SOO BAXAY KU JIRTA GABDHA SOMALIYEED EE ILHAAN OMAR EE KURSIGA AQALKA WAKIIKADA KA DIB MARKII AY LA TARTANTAY GABDH CADAANA AYNA KAGA GULAYSATAY
WAXA KALE OO LASO SHEEGAYA INAY KURSI KALE OO LABAAD NA AY KU GULAYSTEEN
DORASHADAAN WAXAA LAGA DAREEMAYA INAY LALA DHACSANAYN XISBIGA TALADA HAYA EE XUKUMADA UU HOGAMINAYO
WAXYAABAHA LAGU SALOOGSAN YAHAY XISBIGA TALADA HAYAA WAXAA KAMIDA
ISKA SOO RIDIDA CARUURTA HAWEENKA ISKA SOO XAQAYAA ILMAHA
IYO ARIMAHA SIXIR BARARKA EE DALKA KA TAGAN
IYO ARIMAHA DAGALKA UKREIN OO AY LACAG BADAN KU BIIXIYEEN
DALKA UKREIN
DAGAALKA DALKASI UKREIN AYAA SI XOGAYSANAYAY GOBALKA DANISK MADAXWEYNAHA DALKAASI UKREIN AYAA SHEGAY INAY KU LAYEEN CIDAN BADAN OO RUUSH AH
HALKA SAXAFADA KU SUGAN DALKASINA AY SHEGEEN INAY DUQAYN XOOGLE KA DHACDAY GOBALA BADAN OO KA MIDA DALKAASI UKREIN
DUQAYNTA AYAA AH IN LA ADEEGSANAYO HUP KA IMANAYA DHANKAASI IYO MARAYKANKA
DHANKA KALE MADAXWEYNAHA DALKA UKREIN AYAA MARKI UGU HOREYAY CABASHO KASO GUD BIYAY IN LA LAYAHAY CARUUR BADAN OO KA MAQAN DALKIISA
OO AY RUUSHKU QATEEN ILAA INTI AY DAGAALKA KULA JIREEN DALKASI UKREIN
WAXAA LAGU QIYAASA IN AY CARUURTAASI KA BADANTAHAY 10.000 OO CARUUR DALKASI U DHALATAY AH
WADANKA INGIRISKA
WADANKA INGIRISKA AYAA MAGDHOW SIYAY CARUUR BADAN OO KU DHIMATAY DALKA AFGANISTAN
MARKI HORE WAXAY QIRANAYAY CIIDAMADA INGIRISKA 16 CARUUR AH LAKIN IMIKA WAXAY SHEGAYAAN INAY MAGDHOW U BIXINAYAAN 60KUN OO CARUUR AH
DAGAALKI URURADA HUWANTA EE INGIRISKA IYO UK AY HOGAMINAYAAN EE DAGAALKA 20 SANO KULA JIRTAY AFGANISTAN
WAXAA WAX KU NOQDAY DAD BADAN OO RAYD AH
WAXA SIDO KALE LA SHEEGAY IN LA SHEGAYN DADKA KU WAXYEELOBAY DUQAYMAHA IN DADOODA LA SHEGAYN INTA KU DHIMATAY=
BOQORKA INGIRISKA EE CUSUB AYAA WAXA UU BOOQDAY GOBALKA MIDA GOBALADA MARAYKAN HALKAASI OO LALA DHACAY UKUMO BADAN SHACABKA GADOODSAN AYAANA ARINKAASI SAMEYAY
0 Comments