MADAXWEYNE HASSEN SHEIKH MAXAMUD OO KHUDBAD KA JEDIYAY SHIRKI COP27 EE IS BADALKA CIMILADA


 MADAXWEYNAHA FEDERALKA SOMALIYA HASSEN SHEIKH MAXAMUD AYAA KHUDBAD KA JEDIYAY SHIRKA IS BADALKA CIMILADA EE COP27

EE KA SOCDA MAGALADA SHARMA SHEIKH EE DALKAASI MASAR

AYAA DIRADA LAGU SAREYAY ISBADALKA CIMILADA EE SAMAYAY IYO XALADAHA BINI ADAMTINIMO EEE KA DHASHAY EE AY WAJAHAYAAN SHACABKA SOMALIYEED

MADAXWEYNAHA JAMURIYADA FEDERAL SOMALIYA AYAA TILMAAMAY

MUHIMADU AY LEEDAHAY IN DALALKA KA QAYB GAALAYA  SHIRKAN INAY QORSHAYAAL LA YIMADAAN WAX KAGA QABANAYA  SAMAYNTA ISBADALKA CIMILADA  ADUUNKA 

WUXUNA AFKA KU ADKEYAY GURMADKA AY U BAHANYIHIIN SHACABKA SOMALIYEED EE ABARUHU SAMEYEEN


SANADKAN AAN KU JIRNO SIDEED BOQOL OO MILYAN

OO QOF WAXAA HAYSTA CUNTO YARI 

SOMALIYA GUDAHEEDANA 7 MILYAN OO QOF AYAA DABOLI KARIN BAHIYAHOODA

CUNTO EE AASASIGA AHAA WAXAYNA U BAHANYIHIN GAAR GAAR BINI ADANIMO

WAXANA LOO BAHAAN YAHAY INAAN IS WAYDIINO SAPAPTA INAY TAHAY IS BADALKA CIMILADA IYO COLADAHA

MADAXWEYNE HASSEN SHEIKH MAXAMUD OO SHEGAY IN DALKEENU U NUGUL YAHAY ISBADALKA CIMILADA

SI WAX LOOGA QABTO SAMAYNTA XOOGAN EE IS BADALKA IN DOWLADA SOMALIYA AY SAMAYSO DHIR BEERIS IYO WASARADA  DEGAANKA ISBADALKA CIMILADA SIDO KALE  DAAHFURNO DHIRAYN LAGU SAMAYNAYO SOMAALIYA


SOMALIYA WAXAA SOO FOD SAARTAY DHIBATO BINIADANIMO TASI OO AAN AAD UGU DADALAYNO

TAASI OO AAN  RABNO INAAN WAX KA QABANO TASI OO AY KENEN DHIBATOYINKA ABARAHA

SOO NOQNOQDA  WAXAA KALE OO NOGU YIMID DAAD BA AN IYO KASO BABIYAY KABAYASHI DHAQALE EE UGU MUHIMSANA DHULBEERAD AAD U BALAADHAN

SIDO KALE HAB NOLOLADKII BULSHADA SOMALIYEED

MA AWOODAN INAY BEERTAAN DALAGYADI AY KAGA HORTAGI LAHAYEEN ABAARAHA 

MADAXWEYNAHA JAMURIYADA FEDERALKA SOMAALIYA HASSEN SHEIKH MAXAMUD AYAA INTAASI KU DARAY  INAY DAWLADA SOMAALIYA

DHISMAHA MUSTAQBALKA DHAQALE OO XASILON

IYADO LAGA FA IDAYSANO BADA IYO BEERASHADA DHUL BEEREDKA

IN AHMIYAD AY LEEDAHAY  INAY DALALKA ADUUNKA IS GARAB ISTAAGAN

IYADOON LOO EGAYN DAL HOROMARAY IYO DAL SOO KORAYA TOONA


SI LOO MAREEYO DURUFAHA BINIADANIMO EE DAL DUNIDU AY WAJAHAYAAN


Post a Comment

0 Comments