WARKA MAANTA EE DAWLAD DEGAANKA SOMALIDA

                    DEGMADA BOQOLMAAYO



UJEEDKAYAGA DHABTA WAA INAAN OGAANO NOLOSHA BARAKACAYASHA  KU SUGAN DEGMADA BOQOL MAAYO

MADAXWEYNAHA DAWLAD DEEGANKA SOMALIDA MUSTAFE MAHAMUD OMAR

MADAXWEYNE MUSTAFE MAHAMUT OMAR IYO SARAKIIL  SAR SARE OO KA SOCDA HAYADA QARAMADA MIDOOBAY AYAA SOO KORMEERAY BARAKAYACASHA KU SUGAN DEGMADA BOQOLMAAYO





BARAKACAYASHAN OO AHA KUWII AY SO BARAKICIYEEN ABARTI BAAHSANAYD EE KU DHUFATAY GOBALADA DEEGANKA

SANADIHI UGU DANBEYAY AYAY MAZULIYIINTU SOO KORMEERAYEEN BARAKACAYASHA XALADOHOODA



                   MAAMULKA MAGALADA JIGJIGA




MAZULIYINTA MAAMULKA MAGALADA JIGJIGA AYAA SOO KORMEERAY SCHOOL LADA WAXBARASHO EE MAAMULKA MAGALADA JIGJIGA


DUQA MAAMULKA MAGALADA JIGJIGA IYO XAFIISKA WAXBARASHADA 

EE MAAMULKA MAGALADA JIGJIGA AYAA U KUURGALAY

 KORMEEERKAN AYA LOOGY KUURGALAYAY SIDA AY WAX U BARTAAAN ARDAYDU IYO MACALIMINTU SIDA AY WAX U BARAAN ARDAYDA



MASULIYINTA KORMEERKA WADAY AYAA LA HADLAY WARBAHINTA DEEGANKA

IYAGO SHEEGAY INAY XALIYEEN BAHIYIHI  AY ARDAYDU QABEEN INTOODA BADAN IYADO LALA KHASANAYO

CIDA AY KHUSAYSO IYO BAHWADAAG LA SAMEYAY


Post a Comment

0 Comments