DHACDOOYINKA WAXAA KA MIDA
WADANKA UKREIN
MADAXWEYNAHA DALKA UKREIN SALENIJK AYAA KU BUUQAYAA INUU RUUSHKU DIYARINAYO DULAN DHAN WALPA OO UU KA GAYSTAY MAGALADA KIEF
IYO MAGALOOYIN BADAN OO KAMIDA DALKAASI UKREIN TANI WAXAY KUSO AADAY IYADO GOBIHI LAGA SOO SARI JIRAY BIYAHA IYO KORONTADA DHULKA LALA SIMAY MARAYKANKU WUXU SHEGAY IINU HUBIN KU SAMEYN DOONO HUBKI UU UGU DEEQAY UKREIN
INGIRISKU WUXU UGA DIGAY WADANKA RUUSHKA INU U ADEEGSADO HUBKA NUGLIYEER
MAGALADAA NAIROBI
MAGALADA NAIROBI WAXA KA FURMAY SHIR U DHEXEYA FALAGADA TPLF IYO ETHIOPIA
OO LA DONAYO IN HUBKA DHIGIS LAGU SAMEYO FALAGADA TPLF
DALKA TALYAANIGA
DAWLADA TALYANIGA IYO MADAXDEDA AYAA MAXKAMAD LALA TIIG SANAYAA MADAMA AY SI XUN
ULA DHAQANTAY DAD MAGAN GALYO DOONO OO AHAA TAHRIIBAYAAL
WADANKA SHINAHA
WADANKA SHINAHA AYAA ISAGUNA HADA BILAABAY INU BADA GUDAHEEDA KASO SAARO SHIDAAL WADANKA AYAA AH MID AAD U HOR MARSAN MELO BADAN
KALA SOCO AKRAMNEWS5 DHACDOYINKA DUNIDA
HABEEN WALPA
0 Comments