KOOBKA ADUUNKA IYO WAXYABAHA KA MAMNUUCA OGOW


 KOOPKA ADUUNKA EE LAGU QABAN DOONO DALKAASI QATAR MADAMA UU MARKI UGU HORAYSAY LAGU QABAN DOONA BARIGA DHEXE WUXU AAD UGA DUWANAN DOONA KOBABKI HORE EE LAGU SOO CIYARAY DHULKA INTIISA BADAN 

WAXANAN HALKAN IDINKULA WADAGII DOONA 5 WAXYABOOD OO AY KA MAMNUUCDAY DALKA QATAR TAGERAYASHA CIYAARTOYDA IYO WARBAAHINTABA






DALKASI QATAR AYAA MAMNUUCAY IN DADKA ISKU JINSIGA AH EE QOMULUUDKA AH AYNA WAX DAREEN AH KU MUJIN DONIN TV HORTOODA WAXAA LA SHEEGAY DADKA ISKU JINSIGA AH IN HADI AY FALAL ANSHAX XUMO AH KU SAMEYAN MELKASTA INAY XADHIGA KU MUTAYSAN DONAAN WAXA KALE OO LAGA MAMNUUCAY CIYAARTOYDA KAFTANADA AH INAANAY CALAMADA DADKA ISKU JINSIGA AY GACANTOODA KU XIDHAN KARIN ARINKAN AYAY SO DHAWEYEEN MUSLIMINTA CAALAMKA QATAR AYAANA MUJINAYSA SIDA AY U TAHAY DAL MUSLIM AH














WAXAA KALE OO AY MAMNUUCDAY DALKA QATAR IN AY LAMANAYASHU AY ISKU DHAG DHAGIKARIN XILIYADA FARXADA SIDA MARKA U XULKAAGU GOOL DHALIYO DADKA SIDA SAMEYEENA WAXAY KU MUTAYSAN DONAAN JEEL WAXAA KALE OO LA MAMNUUCAY GABDH KASO JEEDA DALKAASI QATAR INAANAD KU SALAMI KARIN GACAN QAAD HADI AY DHACDANA AAD KU MUTAYSAN DOONTI JEEL









WAXA KALE OO AY QATAR MAMNUUCDAY IN DAWADAYSHA KOOPKA ADUUNKA RAG IYO DUMAR BA LAGA OGOLAYN IN LA XIDHO DHAR GAAGABAN OO MUJINAYA JIDHKAAGA DUMARKA LOOMA OGOLA DHAR QAWAAN KUWAAS OO MUJINAYA JIDHKODA SIDA LUGAHOODA GARBOHOODA IYO MEELO BADAN RAGA AYAANA LOO OGOLAYN INAY SIIBAN GARAMANTA MARKA AY GOOL DHALISO XULKOODU IYADO TAGERAYSHA RAGA AH LAGA MAMNUUCAY QOFKI BUXIN WAYAANA ANU GALI DONIN MEELWALPA OO KA MIDA DALKAASI QATAR




WADANKASI QATAR AYAA WAXA KALE OO KA MAMNUUC AH IN AAD ISTICMAASHO DADKA ISTICMAALA DAROOGADA AYAA LAGA OGALAYN DALKA HADI LAGU QABTANA LA XIDHI DOONO WAXA KALE O MAMNUUCA INANAD QADANKARIN KININ AY KUSO QORAY DHAKHTAR MOYAANE MIDA KALE WAA INAAD SIDATA WARAQADA CADAYNAYSA INAAD XANUNKASI QABTO






WAXA KALE OO DALKASI QATAR KA MAMNUUCA INAAD WAX DUUBTO MA XUMA INAAD SAWIRO ISKA QAADO LAKIN LAMA OGOLA IN LA DUUBO MUUQAL KASI OO LAGA YAABO INAAD DUUBTO MEELO AAN LO BAAHNAY HDI AAD SAMAYSO SIDA WAXAAD KU MUTAYSAN DOONTA XADHIG WAXA KALIYA EED UGA BAD BADI KARTAANA WAA INAAD SOO QADATO WARQADA OGOLAANSHA DALKAASI EE INAAD TAHAY SAXAFI AMASE WARBAAHIN


          FIKIRKAGA XAGA COMENTIGA KU QIYAAS

Post a Comment

0 Comments