MADAXWEYNAHA JAMURIYADA FEDERALKA SOMALIYA HASSEN SHEIKH MAXAMUD MUNISABADKA QABSOOMTAY MADAXTOYADA QARANKA KAGA GUDOMAY WARQADA AQOONSIGA DANJIRNIMADA SAFIIRKA CUSUB EE ISTAGA IMARATKA CARABTA AHMED JUMCA AL RUMAYSI
AHMED JUMCA AYAA MADAXWEYNAHA JAMURIYADA SOO GADHSIYAY SALAN IYO FARIIN MUJINAYA IXTIRAAM QARANIMO IYO XOOJINTA WALALNIMO EE LABADA SHACAB TAASI OO U KA SIDAY MADAXWEYNAHA IMARAT MUDANE MAXAMED BIN SAYID AL NAHYAAN
SIDO KALE DANJIRAH AYAA SO BANDHIGAY DADALKA DIBLOMASIYEEDED EE LABADA DAL ISAGO OO SHACABKA SOMALIYEED UGA MAHADCELIYAY SOO DHAWAYNTA AY U SAMEYEEN
MADAXWEYNAHA AYAA UGA MAHADCELIYAY AHMED JUMCA SHAQADISA SAFIIRNIMO EE LOO IDMADAY UNA U MATALO SIDA UGU WANAGZAN DALKIISA UUNA XOOJIYO XIDHIDHKA DHAXEEYA LABADA SHACAB EE WALALAHA
MADAXWEYNAHA JAMURIYADA FEDERALKA SOMAALIYA HASSEN SHEIKH MAXAMUD AYA XEER MADAXWEYNIMO UGU MACABAY GASHANLE SARE MUBARIK C/QANI MUSE TALIYAHA CIIDAN BADA IYO DIFAACA XEEBAHA EE CIIDAMADA XOOGA DALKA SOMALIYEED
MADAXWEYNAHA OO MAGACABISTIISA KU SALEYAY SHARCIGA DHISMAHA CIIDANKA XOOGA DALKA EE LR.15 AYAA TALIYAHA CUSUB KULA DARDARMAY INU KASI AMBA QAADO QORSHAYASHI HORE HALKAY MARAYEEN
Ee QORSHAYASHA DIB U DHISKA CIIDAMADA BADA SOMALIYEED SI LO HELO CIIDAMO AWOOD ULEH HANASHADA SUGIDA AMNIGA MARIN BADEEDYADA IYO DIIFAACA XEEBAHENA BALADHAN
XEERKA MADAXWEYNAHA OO WAFAQSAN QODOBADA 80AAD IYO 90AAD EE DASTUURKA JAMURIYADA FEDERALKA SOMAALIYA AYA KU DHAQANGALAY FAAFINTA RASMIGA AH
0 Comments