KOOPKA DEGMOYINKA DEGAANKA AYAA MUDO BADAN SOCDAY KAASI OO HADA GALAY KAALMAHA IS REEB REEBKA WALIBA WAXAA HADHAY DEGMOYINKA QAAR
WAXAA HADA HADHAY QAARKA MIDA DEGMOYINKA WAXAANA U DANBAYSAY DEGMADI HADHAY
KOOXDII SADEXAAD EE HADHAY AYAAA AHAYD DEGMADA AWAARE WAXAYNA BAR BARO LA GASHAY DEGMADA LAGAHIDO WAXAANA SIDA KU DHAMAADAY GROUPYADAA
WAXAA SOO BAXAY DEGMOYIN BADAN OO SIDEED AH KUWAASI OO SII CIYARI DOONA MAALMAHA SOO SOCDA
DEGMADA AWBARE
DEGMADA AYSHACA
DEGMADA DOLO ADO
DEGMADA MOYALE
DEGMADA RAASO
DEGMADA DHUXUN
DEGMADA QABRI DAHAR
DEGMADA LAGAHIDO
WAXANAN SUGI DOONA DHAMAADKA CIYARAAHA DEGMOYINKA INZHA ALLAH HALKAAN AYAA KALA SOCON DOONTAAN
0 Comments