DEGMADA DHAGAXBUUR TUULADA LABIGA OO KA DULAYSA QORSHAHA DALAG IYO DARYEEL AYAA MUJISAY DADAALKA AY UGU JIRAAN DHANKA WAX SOO SAAARKA
BEERALAYDA OO KA FA IDAYZANAYSA XILI ROOBADKA AYAA RABA INAY LABA LAABKA KA DHIGAAAN DALAGII AY BEERI JIREEN DHANKA WAX SOO SAARKA BEERAHA
MAAMULKA DEGMADA DHAGAX BUUR AYAA KULAN BOQASHO IYO DHIRIGALIN AH KUGU TAGAY SHACAB HALKAASI OO AY UGU QAYBIYEEN DAWOOYIN AY KULA DAGALAMAYAAN CAYAYANADA SAMEYNTA KU YEESHA BEERAHA AAGA GOOHDI EE DEGMADA DHAGAX BUUR
DHANKA KALE MASHRUUCA BIYO GALINTA MOYALE AYAA MEEL FIICAN MARAYA
MASULIYINTA XAFIISKA HORMARINTA WARABKA DAWLAD DEGAANKA SOMALIDA AYAA SOO KORMEERAY MASHRUUCA BIYO GALINTA MAGALADA MOOYALE OO AY KU BAXAYSO LACAG DHAN 339 MILYAN OO BIRR
HADABA MASHRUCAN OO AH MASHIRICDII UU BIXIYAY XAFIISKA HORMARINTA WARAAB SANADKAN 2014 AYAA KORMEER KUSO SAMEYEEN MASULIYIN UU UGU HOREYO
WASIIRKA XAFIISKA HORMARINTA WARABKA DEGAANKA
MASULIYINTA AYAA U KUUR GALAY GEEDI SOCODKA SHAQDA IYO TAYADA MASHRUUCA SIDA UU SHEEGAY WASIRKA HORMARINTA WARAAB MAXAMED FAATAH
DHANKA KALE RAYSAL WASARAHA ETHIOPIA DR ABEY AYAA GAADHAY DALKA MASAR
WAFTI UU HOGAMINAYA RAYSAL WASARAHA ETHIOPIA DR ABEY AHMED AYAA GAADHAY DALKA MASAR
WAFTIGA UU HOGAMINAYAY DR ABEY AHMED AYAA KA DEGAY MAGALADA SHARMA SHEIKH EE DALKAASI MASAR
RAYSAL WASARAHA IYO WAFTIGA UU HOGAMINAYO AYAA KA QAYB GAALAYA SHIRKA LAGU QABANAYO DALKA MASAR EE QARAMADA MIDOBE KASO LOOGA HADLAAYO IS BADALKA CIMILADA
SHIR MADAXEEEDKA 27AAD AYAA LA QABAN DOONA BARI
AKRAMNEWS5 KALA SO SOCO WARAR SUGAN
0 Comments