QIMAYNTA RUBUCA KOWAAD HAYADA NABADGALYADA EE GOBALADA IYO MAAMUL MAGALOOYINKA AYAA KA QABSOOMAY MAGALADA JIGJIGA EE DAWLAD DEEGANKA SOMALIDA
QIMAYNTAN OO SOCONAYSAA LABO MAALMOOD AYAA WAXAA KASO QAYB GALAY MASULIYIIINTA UGU SARAYSA HAYADAA AMAAANKA DEEGAN SOMALIDA
OO UU UGU HOREYO HOGAAANKA NABADGALYADA DEGAAN SOMALIDA IYO HOGAANADA NABADGALYADA EE GOBOLADA IYO MAAMUL MAGALOOYINKA DEGAAANKA
HOGAANKA NABADGALYADA DEGAAN MUDANE DAYIB AXMED OO SHIRKII QIMAYNTA NOOGA WAR BIXIYAY AYA SHEGAY IN SHIRKANI KU SAABSANA DABAGALKA HAWLAHA AY HAYADU HAYSO XAGA NABADGALYADA IYO XOJINTA SARAYNTA SHARCIGA
DHANKA KALE WARKA MAANTA
KULAN LAGU QIMAYNAYAY GEEDI SOCODKA WAXBARASHADA
AYAA LOO QABTAY QAARKA MID AH MAMULAYASHA IYO KORMEERADA IYO MACALIMIINTA KA HAWL GALA DEGMADA HARSHIN
QIMAYNTA AYA AHAYD WIIXI QABSOOMAY INTII IS DIWAAN GALINTU SOCOTAY IYO NIDAAMKA BARIS BARASHO EE DAGMADA XARSHIN
KULANKAN AYAY SHIR GUDOMINAYEEN GUDOMIYAHA DEGMADA XARSHIN
0 Comments